Yooxanaa 11:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Ciise markuu taas maqlay wuxuu yidhi, Bukaankanu kan dhimashada ma ahaa, laakiin waa ammaanta Ilaah aawadeed in Wiilka Ilaah lagu ammaano.

Yooxanaa 11

Yooxanaa 11:1-13