Yooxanaa 11:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise haddaba markuu arkay iyadoo barooranaysa, iyo Yuhuuddii la socotay oo la barooranaysa, ayuu ka qalbi xumaaday, wuuna murugooday.

Yooxanaa 11

Yooxanaa 11:23-38