Yooxanaa 11:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markay taas tidhi, way tagtay oo hoos ahaan ugu soo yeedhay walaasheed Maryan, oo waxay ku tidhi, Macallinkii halkan buu joogaa, waana kuu yeedhayaa.

Yooxanaa 11

Yooxanaa 11:24-38