Yooxanaa 10:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan ahay illinka, haddii qof uun xaggayga ka soo galo, wuu badbaadi doonaa, wuuna soo geli doonaa oo bixi doonaa, daaq buuna heli doonaa.

Yooxanaa 10

Yooxanaa 10:6-14