Yooxanaa 10:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Illinjoogaha ayaa isaga illinka ka fura, iduhuna codkiisay maqlaan, idihiisana magacyadooda ayuu ugu yeedhaa, oo dibadduu u kaxeeyaa.

Yooxanaa 10

Yooxanaa 10:1-6