Yooxanaa 10:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yuhuuddu haddaba waxay isugu soo urureen hareerihiisa oo ku yidhaahdeen, Tan iyo goormaad shaki nagu sii wadi doontaa? Haddii aad Masiixa tahay bayaan noogu sheeg.

Yooxanaa 10

Yooxanaa 10:17-29