Yooxanaa 10:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ninna igama qaado, laakiin anaa iska bixiya. Waxaan leeyahay amar aan ku bixiyo, waanan leeyahay amar aan haddana ku soo qaato. Amarkan waxaan ka helay Aabbahay.

Yooxanaa 10

Yooxanaa 10:17-20