Yooxanaa 10:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ido kale ayaan leeyahay oo aan kuwa xeradan ahayn, kuwaasna waa inaan keenaa, waxayna maqli doonaan codkayga, oo waxaa jiri doona adhi keliya iyo adhijir keliya.

Yooxanaa 10

Yooxanaa 10:10-22