Yooxanaa 1:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ciise soo jeestay, waana arkay iyagoo raacaya, kolkaasuu ku yidhi, Maxaad doonaysaan? Waxay ku yidhaahdeen, Rabbi (waxaa lagu fasiraa Macallin), Xaggee baad deggan tahay?

Yooxanaa 1

Yooxanaa 1:30-45