Yoonis 1:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Rabbigu wuxuu baddii ku soo daayay dabayl weyn, kolkaasaa waxaa baddii ka dhex kacay duufaan xoog leh, doonnidiina waxay ku dhowaatay inay burburto.

Yoonis 1

Yoonis 1:1-8