Yoonis 1:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay nimankii aad iyo aad u cabsadeen, oo ku yidhaahdeen, Waa maxay waxa aad samaysay? Waayo, waxay ogaadeen inuu Rabbiga hortiisa ka soo cararay, maxaa yeelay, isagaa u sheegay.

Yoonis 1

Yoonis 1:9-14