Yoo'eel 2:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qorraxdu waxay u beddelmi doontaa gudcur, dayaxuna wuxuu u beddelmi doonaa dhiig, intaanay iman maalinta Rabbiga oo weyn oo cabsida badanu.

Yoo'eel 2

Yoo'eel 2:21-32