Yoo'eel 2:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo hortooda dhulku wuu gariirayaa, samooyinkuna way ruxmanayaan, oo qorraxdii iyo dayaxiina way madoobaadeen, oo xiddigihiina iftiinkoodii way ceshadeen.

Yoo'eel 2

Yoo'eel 2:4-16