Yexesqeel 9:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu iyagii ku yidhi, Guriga nijaaseeya, oo barxadahana meydad ka buuxiya, oo haddana baxa. Markaasay bexeen oo magaaladii dad bay ku dhex laayeen.

Yexesqeel 9

Yexesqeel 9:6-11