Yexesqeel 9:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu isagii ku yidhi, Magaalada Yeruusaalem dhexdeeda mar, oo waxaad calaamad ku dhigtaa jaaha dadka u taahaya oo u qaylinaya waxyaalaha karaahiyada ah oo dhexdeeda lagu sameeyo oo dhan.

Yexesqeel 9

Yexesqeel 9:1-11