Yexesqeel 9:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu dhegahayga cod weyn ugu qayliyey, isagoo leh, Kuwa magaalada u taliya soo dhowee, iyadoo ninkood kastaaba uu hubkiisa uu wax ku baabbi'iyo gacanta ku haysto.

Yexesqeel 9

Yexesqeel 9:1-9