Yexesqeel 8:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa intaan wax fiirinayay waxaa ii muuqday wax muuqashadiisu u ekayd dab oo kale, oo qaarkiisa dambe wuxuu u ekaa dab, oo qaarkiisa horena wuxuu u ekaa dhuxul cadaatay oo dhalaalaysa.

Yexesqeel 8

Yexesqeel 8:1-10