Yexesqeel 7:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Quruxdii sharraxaaddiisa kibir bay u beddeleen, oo waxay ka sameeyeen sanamyada waxyaalahoodii karaahiyada ahaa oo la nacay, sidaas daraaddeed waxaan iyaga uga dhigay sida wasakh oo kale.

Yexesqeel 7

Yexesqeel 7:12-27