Yexesqeel 48:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xagga dhanka galbeedna waa afar kun iyo shan boqol oo cawsduur, oo saddex irdood leh, oo irid waa in reer Gaad lagu magacaabaa, iridna reer Aasheer, iridna reer Naftaali.

Yexesqeel 48

Yexesqeel 48:29-35