Yexesqeel 48:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo magaalada agagaarkeeduna xagga woqooyi waa inuu ahaadaa laba boqol iyo konton, xagga koonfureedna laba boqol iyo konton, xagga barina laba boqol iyo konton, xagga galbeedna laba boqol iyo konton.

Yexesqeel 48

Yexesqeel 48:12-18