Yexesqeel 47:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasuu igu yidhi, Biyahanu waxay u baxayaan xagga dalka bari, oo waxay u dhacayaan tan iyo lamadegaanka Caraabaah la yidhaahdo, iyo xagga badda, biyihii baxayayna badday gelayaan oo biyuhuna way bogsan doonaan.

Yexesqeel 47

Yexesqeel 47:6-18