Yexesqeel 47:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Kan shisheeyaha ahu qabiilkii uu dhex deggan yahay halkaas waa inaad dhaxalkiisa kala siisaan.

Yexesqeel 47

Yexesqeel 47:15-23