Yexesqeel 46:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qurbaanka la gubo oo uu amiirku maalmaha Sabtida ah Rabbiga u bixin doono waa inuu ahaadaa lix wan oo yaryar oo aan iin lahayn iyo wan weyn oo aan iin lahayn.

Yexesqeel 46

Yexesqeel 46:1-8