Yexesqeel 45:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo taasu waxay amiirka u ahaan doontaa hantida uu reer binu Israa'iil ku dhex leeyahay, oo amiirradayduna waa inayan mar dambe dadkayga dulmin, laakiinse dalka waa inay reer binu Israa'iil u siiyaan siday qabiilooyinkoodu kala yihiin.

Yexesqeel 45

Yexesqeel 45:1-12