Yexesqeel 45:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bisha kowaad maalinteeda afar iyo tobnaad waa inaad Iiddii Kormaridda iiddaan, taasoo ah iid toddoba maalmood ah, waana in la cunaa kibis aan khamiir lahayn.

Yexesqeel 45

Yexesqeel 45:12-24