Yexesqeel 45:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa in taas meesha quduuska ah looga yeelaa jago dhererkeedu yahay shan boqol, oo ballaadhkeeduna yahay shan boqol, oo afar gees ah, oo waa in konton dhudhun agagaarkeeda laga dhigaa.

Yexesqeel 45

Yexesqeel 45:1-12