Yexesqeel 45:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaadku waa inuu qaar ka soo qaadaa dhiigga qurbaanka dembiga, oo waa inuu mariyaa daarta tiirarkeeda, iyo meesha allabariga saldhiggeeda afartiisa gees, iyo tiirarka iridda barxadda gudaha.

Yexesqeel 45

Yexesqeel 45:12-24