Yexesqeel 45:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sheqelkuna waa inuu ahaadaa labaatan geeraah, oo maanehiinnuna waa inuu ahaadaa labaatan sheqel, shan iyo labaatan sheqel iyo shan iyo toban sheqel.

Yexesqeel 45

Yexesqeel 45:10-16