Yexesqeel 44:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu i keenay jidkii iridda woqooyi ee daarta ku hor yiil, oo waan fiiriyey oo bal eeg, sharaftii Rabbiga ayaa daartii Rabbiga ka buuxsantay, oo aniguna wejigaan u dhacay.

Yexesqeel 44

Yexesqeel 44:1-11