Yexesqeel 44:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay irdaha barxadda gudaha soo galaan waa inay dhar linen ah xidhaan, oo intay irdaha barxadda gudaha iyo daarta gudaheeda ka adeegayaan waa inaan wax dhogor ahu korkooda taaban.

Yexesqeel 44

Yexesqeel 44:14-25