Yexesqeel 44:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay reer binu Israa'iil baadiyoobeen kuwii reer Laawi oo iga fogaaday, oo intay iga fogaadeen sanamyadoodii ka daba galay, waxay sidan doonaan xumaantooda.

Yexesqeel 44

Yexesqeel 44:1-16