Yexesqeel 43:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu igu yidhi, Wiilka Aadamow, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Kuwanu waa qaynuunnada meesha allabariga maalintay sameeyaan inay qurbaanno la gubo ku kor bixiyaan oo ay dhiig ku kor rusheeyaan.

Yexesqeel 43

Yexesqeel 43:9-25