Yexesqeel 43:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo salka uu dhulka ku hayo iyo ilaa qarka hoose wuxuu ahaan doonaa laba dhudhun, oo ballaadhkuna dhudhun, oo qarka yar iyo qarka weyn inta u dhexaysaana afar dhudhun, oo ballaadhkuna dhudhun.

Yexesqeel 43

Yexesqeel 43:9-16