Yexesqeel 43:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilka Aadamow, bal waxaad reer binu Israa'iil tustaa daarta si ay xumaatooyinkooda ugu wada ceeboobaan, oo bal tilmaanta ha qiyaaseen.

Yexesqeel 43

Yexesqeel 43:7-14