Yexesqeel 42:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qolladihii xagga koonfureed u sii jeeday albaabbadoodiina waxay lahaayeen albaab jidka madaxiisa ku yiil, kaasoo ah jidkii derbiga xagga bari ka soo hor jeeday, markii iyaga la soo galo.

Yexesqeel 42

Yexesqeel 42:3-15