Yexesqeel 41:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo daartii buu qiyaasay, oo dhererkeedii wuxuu ahaa boqol dhudhun, oo dhismihii meesha goonida ahayd iyo derbiyadiisiina dhererkoodii waxay ahaayeen boqol dhudhun.

Yexesqeel 41

Yexesqeel 41:3-16