Yexesqeel 41:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qolladaha albaabbadooduna waxay u sii jeedeen meesha hadhay xaggeeda, albaab woqooyi buu u sii jeeday oo mid kalena koonfur buu u sii jeeday, oo meesha hadhay ballaadhkeeduna wuxuu ahaa shan dhudhun oo hareeraheeda ku wada wareegsan.

Yexesqeel 41

Yexesqeel 41:6-13