Yexesqeel 40:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu qiyaasay balbaladii iridda, waxayna ahayd siddeed dhudhun, tiirarkeeduna waxay ahaayeen laba dhudhun, oo iridda balbaladeeduna daartay u jeedday.

Yexesqeel 40

Yexesqeel 40:5-10