Yexesqeel 40:47 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu qiyaasay barxaddii oo dhererkeedu yahay boqol dhudhun, oo ballaadhkeeduna yahay boqol dhudhun, oo afar gees ah, oo meeshii allabariguna daartay ka horraysay.

Yexesqeel 40

Yexesqeel 40:41-48