Yexesqeel 40:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo balbalada iridda dhinaceedan waxaa yiil laba miis, oo dhinaceedaasna waxaa yiil laba miis, si korkooda loogu gowraco qurbaanka la gubo, iyo qurbaanka dembiga, iyo qurbaanka xadgudubka.

Yexesqeel 40

Yexesqeel 40:31-41