Yexesqeel 40:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo tiirarkeedu waxay u sii jeedeen barxadda dibadda xaggeeda, oo geedo timireed ayaa tiirarkiisa dhinacan iyo dhinacaasba kaga xardhanaa, oo jaranjarrada loo fuulaana waxay lahayd siddeed tallaabo.

Yexesqeel 40

Yexesqeel 40:35-38