Yexesqeel 40:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo meelaheeda dedanuna waxay u sii jeedeen barxadda dibadda xaggeeda, oo tiirarkana waxaa ku xardhanaa geedo timireed oo dhinacan iyo dhinacaasba kaga yaal, oo jaranjarrada loo fuulaana waxay lahayd siddeed tallaabo.

Yexesqeel 40

Yexesqeel 40:33-35