Yexesqeel 40:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyada iyo meelaheeda dedan oo ku wareegsanuba waxay lahaayeen daaqado, oo waxay u ekaayeen daaqadahaas kale; dhererku wuxuu ahaa konton dhudhun oo ballaadhkuna wuxuu ahaa shan iyo labaatan dhudhun.

Yexesqeel 40

Yexesqeel 40:23-32