Yexesqeel 40:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu barxaddii dibadda i geeyey, oo bal eeg, waxaa ku yiil qollado iyo dhul sallax ah oo barxadda ku wareegsan loo sameeyey. Soddon qolladood ayaa dhulka sallaxa ah ku tiil.

Yexesqeel 40

Yexesqeel 40:11-19