Yexesqeel 4:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaan ku dul saaray sannadihii xumaantooda, inta maalmaha tiradoodu tahay saddex boqol iyo sagaashan maalmood, oo sidaasaad xumaanta dadka dalka Israa'iil u sidi doontaa.

Yexesqeel 4

Yexesqeel 4:2-7