Yexesqeel 4:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu yidhi, Sidaas oo kale ayaa reer binu Israa'iil kibistooda nijaasowday ugu dhex cuni doonaan quruumihii aan iyaga u kaxayn doonoba.

Yexesqeel 4

Yexesqeel 4:7-14