Yexesqeel 39:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan dab ku soo dayn doonaa Maajuuj iyo kuwa gasiiradaha ammaanka isaga degganba, oo iyagu waxay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay.

Yexesqeel 39

Yexesqeel 39:1-7