Yexesqeel 39:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay illoobi doonaan ceebtoodii iyo xadgudubyadii ay igu xadgudbeen oo dhan markay si ammaan ah dalkooda u degganaan doonaan, oo aan ciduna ka cabsiin doonin,

Yexesqeel 39

Yexesqeel 39:17-29