Yexesqeel 39:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ammaantaydana waxaan dhex dhigi doonaa quruumaha, oo quruumaha oo dhammuna waxay wada arki doonaan xukunkayga aan sameeyey iyo gacantayda aan iyaga dul saaray.

Yexesqeel 39

Yexesqeel 39:20-28