Yexesqeel 39:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad cuni doontaan ragga xoogga badan hilibkooda, oo waxaad cabbi doontaan amiirrada dunida dhiiggooda, kuwaasoo ah wanan waaweyn, iyo baraar, iyo orgi, iyo dibi, oo kulligood Baashaan lagu cayiliyey.

Yexesqeel 39

Yexesqeel 39:10-23